Tallooyin Muhiim ah oo ku socda dadka Damaashaadka u taga xeebta Liido Xilliyada Habeenkii

Xeebta liido waxay kamid tahay meelaha loo damaashaad iyo tamashle tago, Madax & Shacabba. Waqtiyadii hore waxaa loo damaashaad tagi jiray maalmaha isbuuc-dhamaadka ah ee jimcaha iyo Khamiista oo kaliya. Balse, sanadahaan dambe waxaa billowday in xeebta liido loo damaashaad tago habeen & maalin sitimaanka dhammaantii, taasina waxaa keentay in soomaalidu aad u fahantay qiimaha … Continue reading Tallooyin Muhiim ah oo ku socda dadka Damaashaadka u taga xeebta Liido Xilliyada Habeenkii